Al-Munqid

Al-Munqid

Maxammed Gaanni

12,98 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Garanuug Limited
Año de edición:
2023
Materia
Biografía: religiosa y espiritual
ISBN:
9781838400880
12,98 €
IVA incluido
Disponible
Añadir a favoritos

'Nin hali ka luntay haan gunteedna waa ka dayaa.'-Maahmaah Soomaaliyeed. Al-Munqid minad Dalaal waa xogwarranka waaya-arag xaqiiqadoonnimadu meelo badan ka tuurtay, saymo badanna u galay. Imaam Qasaali waxa uu inooga warramayaa waayihiisi aqooneed iyo waxyaalihii uu kala kulmay raadinta xaqa iyo ka gungaaridda afkaarihii ku hareeraysnaa xilligaa. Waxa uu si aan gabbasho lahayn inoogu sheegayaa ku dedaalkiisi caannimada iyo magaca iyo heerkii uu gaaray, iyo sidii uu waxaas oo dhan u tuuray markii laabtiisu ku xasili wayday. Waxa uu inoo sheegayaa in uu maray marxalado halis ah oo iimaankiisiba meesha ka baxay oo uu shaki iyo gebidhac ku jiray, ka dibna Alle ka badbaadiyay. Waxa uu inoo tibaaxayaa tubtii uu ku badbaaday iyo meelihii aafadu markii horaba ka haleeshay. Waxa uu xoogga saarayaa aragtiyihii iyo kooxihii xilligaa saamaynta ku lahaa degaankiisi afartii ugu waaweynaa oo kala ah: Mutakallimiinta, Faylasuufyada, Baadiniyada, iyo Suufiyada.  

Artículos relacionados

  • El Hijo Del Pastor
    Abner Garcia Falero
    Abner Garcia Falero, es el hijo de un pastor reconocido; creció en la sombra del doloroso divorcio de sus padres. Su vida comenzó a desenvolverse a un paso acelerado, desde que era niño, se dio cuenta que su familia rota ahora vivían en la sombra de la pobreza y el rechazo. Confrontado por una lucha constante, delincuencia, y una vida de crimen y violencia, un sentimiento asomb...
  • Beyond East and West
    John C.H. Wu / John C.HWu
    When John C. H. Wu’s spiritual autobiography Beyond East and West was published in 1951, it became an instant Catholic best seller and was compared to Thomas Merton’s The Seven Storey Mountain, which had appeared four years earlier. It was also hailed as the new Confession of St. Augustine for its moving description of Wu’s conversion in 1937 and early years as a Catholic. This...
    Disponible

    106,52 €

  • The Fight of My Life
    Thomas Beavers
    ...
    Disponible

    24,27 €

  • Jeta Ime, Besimi Im Ⅰ
    Jaerock Lee
    “Unë i dua ata që më duan; dhe ata që më kërkojnë me kujdes më gjejnë.” (Fjalët e Urta 8:17) ‘Jeta Ime, Besimi Im I dhe II,’ autobiografia e Dr. Xherok Li, gjithashtu ofrojnë aromën më të këndshme shpirtërore për lexuesit. Kjo ndodh pasi që jeta e tij është shkëputur nga dashuria e Perëndisë, një jetë e cila ka përjetuar dallgët e errëta, zgjedhën e ftohtë dhe dëshpërimin më të...
    Disponible

    14,91 €

  • Môj Život, Moja Viera Ⅰ
    Jaerock Lee
    Môj život, moja viera I a II podáva jasnú odpoveď na otázku: „Ako by sme mali viesť kresťanský život?“ A preto je to kniha pre všetkých tých, ktorí prijali Ježiša Krista a veria v jeho krv z kríža.Keď mám byť úprimný, Dr. Jaerock Lee, predstavený pastor Centrálneho kostola Manmin, je človek, ktorého som nepoznal veľmi dobre. Jedného dňa mi jeden z mojich kolegov daroval jeho au...
    Disponible

    12,77 €

  • Jezebel
    Bill Spencer
    Standing with his arms upraised, holding the crowd hushed and silent by the sheer power of his voice, Elijah was an awe-inspiring figure. His voice filled the clearing and rolled down the mountainside. "Hear my prayer Oh Lord!" Elijah implored. "Hear me that this people may know that thou art the Lord God and that thou hast turned their hearts back again to thee." The crash of ...

Otros libros del autor

  • FARRIIN
    Maxammed Gaanni
    Waxaan uga jeedaa gabadha Ilaahay rumaysan, tan yaqiinsan jiritaanka Ilaaha keli ah ee aanay cidina asaga iyo sifooyinkiisa waxba la wadaagin, rumaysanna in kaligi uu yahay kan waxtara ee aanay jirin cid kale oo waxtarta, iyo in uu yahay kan wax dhiba haddii uu doono ee aanay cid kalanan wax dhibi karin. [Rumaysan] dadka oo dhan in ay xaggiisa u laabanayaan maalinta qiyaamaha e...
    Disponible

    6,93 €

  • MIID & MALAB
    MAXAMMED GAANNI
    Buuggeennaan labadaa buugyare xambaarsan waxa uu ka sheekaynayo waa edeb uu qoraagu sheegay in uu ka soo minguuriyay dadkii hore, dabcan, sida aan dareemi karnana aan ka marnayn waayo-aragnimadiisii uu ka dhaxlay ku dhexjirkii iyo u adeegiddii hoggaamiyayaal kala duwan. Waxa uu buuggaan ka ga warramayo badi waa hagaajinta nafta iyo waxbariddeeda, sida aad madaxda ula dhaqmaysid...
    Disponible

    8,01 €